Waa maxay Transfer Galaxy

Transfer Galaxy waa adeeg xawaaladeed casri ah oo ka caawisa soo galootiga ku nool Yurub inay lacagaha u diraan dibadda iyo dadka ay jecel yihiin Waxaan aaminsanahay in dirista lacagtu ay ahaato mid fudud, dhakhso badan oo aan dhib lahayn.

Sidaado kale, waxan caawinaa qaraabada iyo ehelka jooga dhulkii hooyo. Nagu soo biir si aan meel sare u wada gaarno.

 

Ma qabtaa suaal ama caawimaad ma rabtaa?

Nala soo xiriir!

A fost util acest articol?
943 din 1347 au considerat acest conținut util