Appku ma shaqaynayo. Sidee baan u helaa caawimaad?

Haddii ay dhibaato kaa haysato adeegsiga appkeenna, fadlan isku day waxyaabaha soo socda.


Hubi nooca appka inu yahay kii ugu danbyey. Waa muhiim inaad cusbooneysiiso appka markasta oo nooca cusub aad haysto. Xir appka oo dib u bilow si aad u aragto haddii dhibaatadu sii socoto. Haddii aad wali la kulantid cilad, waxaa jiri kara dhibaato ku meel gaar ah oo ku saabsan appka. Haddii ay arintu sidan tahay, fadlan la xiriir Qaybta Taageerada Macaamiisha. Sawir mujinaya cilada waxay faa'iido u yeelan doontaa baaritaanka iyo xallinta dhibta ka haysta appka.

A fost util acest articol?
1 din 3 au considerat acest conținut util