Transfer Galaxy ma bangibaa?

1Transfer Galaxy maahan bangi ee waa hay'ad lacag bixineed oo ogolaansho ka haysta Hay'adda Kormeerka Maaliyadeed ee Sweden (Sw. Finansinspektionen) .1 123Waxa naloo ogolaaday inaanu lacag ugudbino macaamiisha ku nool EEA (dhamaan wadamada EU iyo Iceland, Lichtenstein iyo Norway) una dirno aduunka oo dhan.21
A fost util acest articol?
7 din 9 au considerat acest conținut util