Kaararkee ayey oggolaataa Transfer Galaxy?

Waxaan oggolaanaa Visa iyo MasterCard oo ka soo baxa mid walba oo ka mid ah dalalka aan u dirno.

Fadlan hubso in aad isticmaalaysid kaar kuu gaar ah si uu magaca kaarka ku qoran uu u dhigmo magaca koontadaada / xisaabtaada ee Transfer Galaxy.

A fost util acest articol?
0 din 1 au considerat acest conținut util