Kaararkee ayey oggolaataa Transfer Galaxy?

Waxaan oggolaanaa Visa iyo MasterCard oo ka soo baxa  mid walba oo ka mid ah dalalka aan  u dirno.

Fadlan hubso in aad isticmaalaysid kaar kuu gaar ah si  uu magaca kaarka ku qoran uu u dhigmo magaca  koontadaada / xisaabtaada  ee Transfer Galaxy.

A fost util acest articol?
0 din 1 au considerat acest conținut util