Ma u diri karaa lacag saxibkay dartii anigoo isticmaalaya akoonkayga?

Maya, nasiib daro qof kale dartii uma diri kartid adigo isticmaalaya akoonkaaga. Tani waxay ka mid tahay shuruudahayaga, si aan kalsoonida macaamishayada aan u ilaalino.

Micnahegu waa inad isticmaasho adigu kaardhkaaga ama banki kardhkaaga. Lama ogalana ina lacag adiga laguu soo diro si aad ugu dirto qof kale.

Saxiibkaa markasta way u furantahay inuu akoon ka samaysto Transfer Galaxy.

 

A fost util acest articol?
8 din 12 au considerat acest conținut util