Waddamadee ayaan ka soo diri karaa?
Waxaad lacag ka diri kartaa 25-ka dal ee soo socda:
Awstiriya, Biljam, Kanada, Qubrus, Denmark, Estoniya, Finland, Faransiis, Jarmal, Giriig, Ayrlaan, Aysland, Talyaan, Latfiya, Lituweyniya, Maalta, Nederlaan, Noorway, Booland, Boortaqiil, Islofaakiya, Islofeeniya, Isbeyn, Iswiidhan iyo Boqortooyada Midowday.