Maxaan lacag u diri kari la ahay waddan gaar ah?
Transfer Galaxy waxay bixisaa lacag u wareejin / xawaalad u dirid waddamo badan iyo waxaan ku darnaa kuwo dheeraad ah wakhti walba. Haddii aynan u adeegin waddanka aad rabto inaad lacag u dirto wakhtigan hadda ah, nagala soco warbaahinta bulshada meeshaa oo aan ku soo dhajin doono mar walba oo aan ku darno waddamada qaatayaasha ee cusub.