Transfer Galaxy miyey lacag u dirtaa ganacsiyada iyo haayadaha?

12Uma dirno wax lacag ah ganacsiyada iyo haayadaha. Si kastaba ha noqotee, sida aan rajeyneyno inaan soo kordhino adeegaas mustaqbalka dhow, fadlan noo soo dir fariin ku saabsan arinkas hadii aaad qabto suaal support@transfergalaxy.com oo noo sheeg cidda aad tahay si aan kula so xiriirno marka arinkaas suurto gal noqdo.321
A fost util acest articol?
3 din 3 au considerat acest conținut util