Sidee baad nooga diri kartaa lacag
1. Samayso akoon si bilaash ah. Kaliya waxaad u baahantahay BankID ama Aqoonsi, hana werwerin kaligaa uunba u baahan akoon inaad samaysato, dadkaad u diraysid u baahna akoon.
2. Noo sheeg qofka aad u dirayso. Waxaan kaydineynaa qaatahaaga si fudud. Waxaad u baahan tahay oo keliya inaad faahfaahinta geliso hal mar.
3. Qaabka aad doonayso inay ku gaadho qofka Ka dhex dooro adeega moobilka ama kumanaanka kun ee xarumood ee lacagta laga qaato.
4. No sheeg inta aad doonayso inaad dirto Waxaan ku tusi doonaa khidmadayada iyo sicirka sarrifka. Waxaad si hufan u arki doontaa inta qofka uu helayo.
5. Dib u eegis iyo diris Hubso in wax waliba ay sax u egyihiin. Si ammaan ah ugu bixi bangigaaga ama ku bixi, kaarka debitka, ama kaarka deynta.
6. Way dhamaatay! Lasoco Dirista lacagtaada. Labadiinaba qaataha iyo dirahaba waan idinla socodsiin doonnaa markii lacagtu qofka gaarto.