Sidee ban u diri kara jawaab celin?

Hadaad jeceshahay inaad noo soo dirto jawaab celin ama faallooyin, fadlan noogu soo dir fariimaha email-kan feedback@transfergalaxy.com. Sawir kasta oo cadayn ah oo aad qaadi karto waxay faa'iido u yeelan doontaa baaritaanka iyo xallinta cilada kaa haysata appka.

A fost util acest articol?
0 din 0 au considerat acest conținut util