Goormaan awoodaa inaan helo / gaaro kooxda taageerida ee Transfer Galaxy?

Haddii aad ba u baahato taageerid, waxaa nala heli karaa Isniinta - Jimcaha 9:00 - 17:00, Sabtida 10:00 - 14:00 (CEST).
Waxaad nagu heli kartaa adigoo na soo waca (Ka hel lambarka taleefanka ee wadankaaga meesha hoos timaada nala soo xiriir) ama adigoo u soo dira email support@transfergalaxy.com.

A fost util acest articol?
158 din 262 au considerat acest conținut util