Goormaan awoodaa inaan helo / gaaro kooxda taageerida ee Transfer Galaxy?
Haddii aad ba u baahato taageerid, waxaa nala heli karaa Isniinta - Jimcaha 9:00 - 19:00, Sabtida 12:00 - 16:00 (CEST).
Waxaad nagu heli kartaa adigoo na soo waca (Ka hel lambarka taleefanka ee wadankaaga meesha hoos timaada nala soo xiriir) ama adigoo u soo dira email support@transfergalaxy.com.