Immisa ayey ku kacaysaa in lacag lagu diro Transfer Galaxy?

Qiimaha saxda ah iyo sicirka sarrifku way kala duwanaan karaan iyadoo kuxiran meesha aad lacag u dirayso iyo markaad ka soo dirayso, iyo sidoo kale habka gudbinta aad doorato. Waxaad awoodi doontaa inaad aragto khidmaddayada iyo sicirka sarrifka ah ee la hubo oo si cad loo soo bandhigay markaad dooraneyso meel, qaddar aad dirayso iyo habka gudbinta lacagta.

A fost util acest articol?
3 din 6 au considerat acest conținut util