Sidee baan u bixiyaa kharashka lacag wareejinteyda / xawaalad diriddeyda

Waxaad dooran kartaa inaad ku bixiso kharashka kaarka amaahda / kaarka bangiga ama kharash bixinta bangiga ee tooska ah. Transfer Galaxy waxay oggolaataa kaararka Visa iyo MasterCard.

A fost util acest articol?
0 din 2 au considerat acest conținut util