Waxaan u diray lacag taleefanka gacanta, maxaa kadib dhacaya?
Adiga iyo lacag qaataha waxaad ku heleysaan ogeysiisyo qoraal ahaan iyo/ama e-mailka marka lacagta la diro iyo la qaato.
Waxaad hubin kartaa meesha ay marayso lacag wareejintaada / xawaalada aad dirtay adigoo galaya koontadaada oo gujinaya "My transaction".