Waxaan u diray lacag taleefanka gacanta, maxaa kadib dhacaya?

Adiga iyo lacag qaataha waxaad  ku heleysaan ogeysiisyo qoraal ahaan iyo/ama e-mailka marka lacagta la diro iyo la qaato.

Waxaad hubin kartaa meesha ay marayso lacag wareejintaada / xawaalada aad dirtay adigoo galaya koontadaada oo gujinaya "My transaction".

A fost util acest articol?
0 din 1 au considerat acest conținut util