Miyaad oggalaataan lacag cadaan / Kaash ah?

Transfer Galaxy waxay kaliya oggolaataa lacag wareejinta /xawaalad dirida dijitalka ah iyada oo aynu aaminsanahay inay ka fiican tahay lacag wareejinta / xawaalad dirida lacag cadaan / kaash ah si walba ha ahaatee; kana sahlan, kana dhaqso badan, iyo ka sii amaansan.

A fost util acest articol?
0 din 0 au considerat acest conținut util