Waa maxay Lambarka AQOONSIGA Macaamilada-Ganacsiga (Transaction ID)?
Waa lambarka aad u baahan tahay inaad siiso kooxda Taageerida Macaamiisha haddii aad kala soo xiriirto wixii su'aalo ah. Waxaad ka heli kartaa Lambarka Aqoonsiga Macaamilada-Ganacsiga (Transaction ID) meesha taariikhaha macaamilo- ganacsiga iyo e-mailka aad heshay.