Sidee bay u shaqeysaa adeega taleefanka gacanta?
Adeega taleefanka gacanta waa boorso elektaroonik ah oo kuu ogolaanaysa inaad ku kaydiso, ka dirto iyo aad ku hesho lacag taleefankaaga gacanta. Adigoo adeegsanaya Transfer Galaxy waxaad lacag ugu diri kartaa ilbiriqsi boorsada taleefanka gacanta ee waddamo badan sida Ghana, Kenya, Madagaskar, Malawi, Filibiin, Ruwanda, Soomaaliya, Somaliland, Sri Lanka iyo Uganda.