Sidee baa u beddeli karaa ereygeyga sirta ah?

Haddii aad illowday ereygaaga sirta ee koontadaada ee bogga internetka, fadlan raac tallaabooyinka hoose.

Talaabada 1aad: Tag http://www.transfergalaxy.com

Talaabada 2aad: Riix "Login"

Talaabada 3aad: Riix "Forgot  Password"

Tallaabada 4aad: Geli ciwaankaaga e-mailka oo riix "RESET"

Talaabada 5aad: Ka fiiri  koontada e-mailkaaga e-mail anaga naga socda. Taasi waxaa la socon doona linki oo la riixayo.

Tallaabada 6aad: Riix linkiga, oo waa lagugu haggi doonaa habka loo sameeynayo erey sirta ee cusub.

A fost util acest articol?
44 din 66 au considerat acest conținut util