Sidee baan ku ogaan doonaa in lacag wareejinta / xawaalad dirida ay dhameystirantay?

Waxaad ku heli doontaa ogeysiis  fariin qoraal ah iyo emailka marka lacagta la diro iyo la helo. Waxaad ka hubin kartaa meesha ay mareyso lacag wareejintaada / xawaalad diridaada  adigoo gala koontadaada / xisaabtaada oo riixa" My transactions ".

Haddii aad qabto wax su'aalo ah oo ku saabsan dhamaystirka lacag wareejintaada / xawaalad diridaada, fadlan la soo xiriir kooxdeena Taageerida Macaamiisha.

A fost util acest articol?
59 din 121 au considerat acest conținut util