Maxaa loo damaanad qaadi waayey lacag soo celinta?
Iyada oo lacag wareejinta / xawaalad dirida ay ku gudbi karaan wakhti yaraantiisa ay tahay ilbiriqsiyo yar yar waxaan u baahanahay oggolaanshaha qofka qaataha si loo soo celiyo. Ku guuleysiga soo celinta waxaan u baahanahay:
- Qofka qaataha ah inuu noqdo qof lala xiriiri karo;
- Qofka qaataha ah in uu bixiyo oggolaansho si dib loogu soo celiyo; iyo
- Qofka qaataha ah inuu heysto xaraag ku filan daboolida soo celinta.
Haddii maya ay tahay, ma awoodno inaan dib u soo celino lacagta la wareejiyey / xawaalada la diray.