Maxaan sameeyaa haddii aan lacagta la soo wareejiyey / xawaalada la soo diray aynan weli soo gaarin boorsada taleefankeyga gacanta?

Haddii aadan ku helin lacagta loo soo wareejiyey / xawaalada loo soo diray  taleefanka gacanta wakhtiga bixinta la filayo, fadlan weydii soo diraha in uu la xiriiro kooxdeena Taageerida Macaamiisha.

A fost util acest articol?
1 din 5 au considerat acest conținut util