U dirista lacag Ghana

Wakhti intee leeg bay qaadanaysa?

- Mobile money: Ilbiriqsiyo gudahood
- Cash pickup: Isla markiiba waad qaadan kartaa


Maxay yihiin ugu yaraan iyo ugu badnaantii xaddiga lacagta la diri karo?

Maadaama ay lacagta kala duwanaan karto iyada oo ku xiran meesha iyo sida aad u direyso waxaan kugula talineynaa in aad ka hubiso xaddidkaaga bogga xisaabinta lacagta. Si aad u eegto xaddidka gaar ah, waxaad ku qortaa inta aad rabto inaad u dirto xisaabiyaha. Waxay kuu sheegi doontaa haddii aad ka hooseeyso xaddiga ugu yar ama xadid badan ama hadii aad dhaaftay intii lagugu talo galay.


Waa kuwee shirkadaha xawaaladda lacagta ee Ghana ee aad u dirtaan?

Waxad ilbiriqsiyo u diri kartaa MTN mobile money.

Xagee baan ka qaadan karaa lacagtayda?

Lacagta caddaanka ah / kaashka ah waxaa laga qaadan karaa isla markiiba laan walba ee Wari.

Halkan riix si aad u hesho liis dhamaystiran ee dhammaan laamaha.

Macluumaadka muhiim ah in la ogaado

Fadlan ogow waxaa jiri kara xaaladdo ka baxsan awooda Transfer Galaxy ee saameyn karta lacad wareejinta / xawaalad dirida, sida dhibaato ah xagga korontada, isgaarsiinta, xiriirka internetka iwm. Haddii aan la kulanto dhibaatooyin, fadlan la xiriir kooxda Taageerida Macaamii

A fost util acest articol?
15 din 21 au considerat acest conținut util