Sideen buu u shaqeeya lacag dirista bangiga? (Turkey)

Dirista bangiga, waxaad lacag ugu diri kartaa koontada bangiga ee qofka ku kaydsan. Waqtigaan la joogo, dirista bangiga waxaa laga heli karaa oo keliya Turkiga. Waxaan ku dadaalayna inaan inaan ku darno dalal kale oo badan.

 

Si aad lacag ugu dirto bangiga, diyaarso diristada oo dooro “Ku diyar bangi’ habka dirista. Ku dar IBAN, Magaca qaataha waa inuu la mid yahay magaca qofka ku qoran akoonka bangiga. Dirista bangiga lama joojin karo sidaa darteed hubi inaad haysato magaca saxda ah ee IBAN iyo qaataha. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan IBAN, hubi Waa maxay IBAN?

 

Dirista bangiga waxaa lagu diraya Turkish Liira (TRY). Haddii aad rabto inaad dirto US dollar (USD), dooro hab kale oo lacag bixin ah.

 

Lacag dirista bangigu waxay kuxirantahay saacadaha bangiyada ee wadanka aad u dirtay. Turkiga, badanaa Isniinta ilaa Jimcaha saacadda 9:00 illaa 16:30 waqtiga maxalliga ah (GMT + 3). lacagtaadu waxay ku gaari doontaa 2 saacadood gudahood. Haddii aad lacag dirto inta lagu jiro dhamaadka usbuuca, fasaxa bangiga, ama ku dhow waqtiga xiritaanka, markaa lacagtaada waxaa la heli karaa oo keliya maalinta shaqo ee xigta.

A fost util acest articol?
27 din 35 au considerat acest conținut util