Muddo intee in leeg qaadan lacag diriddeyda?
Wareejinta badankood waxay ku yimaadaan daqiiqado yar gudahood. Wareejinta qaarkeed waxay qaadan kartaa waxyar.
Waqtiyada dirista waxay kuxiran yihiin wadanka qaataha, habka gudbinta, iyo shabakada. Wadamada badankood, tan macnaheedu waa wareejintaadu waxay imaaneysaa daqiiqado kadib markaad dirto.
Soomaaliya, Somaliland, iyo Turkiga, waqtiyada kala iibsiga sidoo kale waxay ku xirnaan doonaan goorta aad bilowdo wareejinta. Waxbadan ka baro waqtiyada kala wareejinta dalalkan:
Marar dhif ah, wareejinta ayaa dib u dhacda sababo ka baxsan awoodeena xakamaynta. Kuwaas waxaa ka mid noqon kara kala-goynta korantada, internetka, ama adeegyada taleefannada.