Lacag u dirista Taylaan

Intee ayay qaadanaysaa dirashadeyda?
Dirashooyinka dalka Taylaan waxay ku xiranyihiin cadadka lacagta aad diraysid iyo xilliga aad bilawdid dirashadaada.

Bangi lacag ku dirista badankeed waxay ku soo idlaataa 24 saac gudahood. Haddii aad lacag dirtid asbuuc dhamaadka ama maalmaha ciidaha bangiga lacagtaada waxaa la heli karaa maalinta xigta ee shaqada. Wixii xog dheeri ah oo la xiriira bangi lacag ku dirista, eeg Sidee bangi lacag ku dirista u shaqaysaa? (Taylaan).

Marar dhif ah, dirashada dib ayay u dhacdaa sababo awoodeena ka baxsan awgeed. Waxaa ka mid noqon kara korontada, intarneetka ama adeega isgaarsiinta oo go'a.

Cadadka lacagta aan diri karo waa imisa?
Xadidka dirashada waxay ku xirantahay halka aad joogtid iyo sida aad rabtid in aad lacag u dirto. Waxaad ka eegi kartaa xadidka aad dirsankartid adigoo gelinaya cadadka app-ka ama website-keena,




A fost util acest articol?
2 din 3 au considerat acest conținut util