Sofort (ama Sofortüberweisung) ku bixi

Waa maxay Sofort (ama Sofortüberweisung)?

Sofort (ama Sofortüberweisung) waa adeeg lacag bixin oo ammaan ah. Waxaad Sofort lacag uga bixin kartaa adigoo isticmaalaya xogta koontadaada bangiga dalka Jarmalka.



Sideen lacag ugu bixiyaa Sofort?

  1. Waxaad marka hore diyaarsataa dirashadaada
  2. Habka lacag bixintaada Sofort ka dhigo. Waxaan kuu gudbin doonnaa boga lacag bixinta Sofort. Waxaa laga yaabaa in ay u qornaato Sofortüberweisung.
  3. Dooro bangigaaga oo ku gal adigoo isticmaalaya xogta onlaynka bangigaaga.
  4. Xaqiiji lacag bixintaada. Markii aad dhameysid, waxaad dib ugu soo laaban doontaa app-ka ama website-ka Transfer Galaxy.



Lacag dheeraad ah miyaa la'iga jaranaa markii aan isticmaalayo Sofort?

Ma soo dalacno lacag qarsoodi ah ama dheeraad ah markii aad isticmaalaysid app-ka ama website-ka Transfer Galaxy si aad lacag u dirto. Waynu ku tusin doonnaa qadarka lagaa doonaya in aad bixisid markii aad diyaarsanaysid dirashadaada.

Mararka qaar, waxaa laga yaa in bangigaagu uu lacag kugu dalaco markii aad isticmaalaysid adeega Sofort, waxayna ku xerantahay hadba bangiga aad isticmaalaysid.

A fost util acest articol?
22 din 31 au considerat acest conținut util