Ma arko qiima dhimistayda

Waxaa jiro sababo aad u arki la'dahay qiimadhimistaada.

  • Mararka qaar waxay qaadataa dhowr saacadood in sistamka uu is cusboonaysiiyo marka fadlan wax yar iska sug.
  • Qiimadhimista waxaan akoonkaaga kuugu soo shubaynaa marka saaxiibkaa uu dirsado in ka badan 500 SEK ama in u dhiganta lacagta ay dirsanayaan. Eeg cadadka ay ku noqonayso lacagaha aan dirno oo idil.
  • Waxaad heli kartaa ilaa 10 qiimadhimis. Waad casuumi kartaa asxaab intaa ka badan, laakiin kuma helaysid qiimadhimis intaa ka badan. Qof walba ee aad casuumtidna qiimadhimis ayuu helayaa.
  • Waxaan kaliya ku tusinaynaa qiimadhimista aad isticmaali kartid. Haddii qiimadhimista aad horay u isticmaashay ama ay dhacday, ma arkaysid.

 

A fost util acest articol?
16 din 25 au considerat acest conținut util