Sidee bey casuumaadu u shaqeysaa?
Waxaad qiimadhimis ku helaysaa in aad asxaabtaada ku casuumtid in ay isticmaalaan Transfer Galaxy. Markii aad casuumtid saaxiibkaa, waxaad labadiinuba helaysaan qiimadhimis 250 SEK ama in u dhiganta oo lacagta aad dirsanaysid ah.
Waxaad casuumi kartaa inta qof ee aad doonto taas oo aad ku heli doontid 10 qiimadhimis oo aad ku isticmaali kartid dirashooyinkaaga. Qof kasta ee aad casuumtid qiimadhimis ayuu helayaa.
Casuumida asxaabta
Waa ay fududahay in la casuumo qof. Waxa kaliya ee aad u baahantahay waa email-ka ama lambarka saaxiibkaa.
Fur app-ka ama transfergalaxy.com. "Akoonkayga" gudahiisa, ka dooro "casuum asxaabta" ka dibna raac tilmaamaha.
Marka saaxiibkaa uu dirsado in ka badan 500 SEK, waxaan kuu soo diri doonnaa qiimadhimis 250 SEK ah. Waxaad qiimadhimistaada ku isticmaali kartaa dirasha kastaa oo ka badan 1000 SEK. Cadadkani waa uu go'anyahay haddii aad dirsanaysid EUR ama lacag kale.
Eeg cadadka inta uu noqonayo markii loo bedelo lacagaha aynu dirno oo dhan