Intee bey noqoneysaa qiimadhimista iyo cadka ugu yar ee aad ku isticmaali karto markii loo bedelo lacagaha aynu dirno (sida GBP, EUR iwm)?
Inta ay la egtahay qiimadhimista iyo ugu yaraan inta aad dirsan kartid si aad qiimadhimistaada u isticmaashid waxay ku xirantahay hadba lacagta aad dirsanaysid.
Tusaale, cadadka qiimadhimista waa 25 EUR, 25 GBP, 150 DKK, 250 NOK ama 250 SEK.
Haddii aad qiimadhimis ku heshay qof ku casuumay awgeed, cadadka ugu yar ee aad dirsan kartid si aad u isticmaashid qiimadhimista waa 50 EUR, 50 GBP, 300 DKK, 500 NOK ama 500 SEK.
Haddii aad qiimadhimis ku heshay qof aad casuumtay awgeed, cadadka ugu yar ee aad dirsan kartid si aad u isticmaashid qiimadhimista waa 100 EUR, 100 GBP, 600 DKK, 1000 NOK ama 1000 SEK.