Waa maxay Dalaal Siyaasadeed (PEP)?

Dalaal Siyaasadeed (PEP) waa shaqsi haayo jago siyaasad, mid maxali ama hey'ad xukuumad shisheeye ah. Wuxuu saameyn ku yeelan karaa siyaasada ama in uu gaaro go'aan maaliyadeed ama dhaqaale oo muhiim, waana qeyb shaqadiisa ka mid ah. Mararka qaar, waxaan kaaga baahannahay in aad na siisid xog dheeri ah marka aad akoon sameysaneysid. Wax badan ka ogow sababta

 

Sideen ku garan karaa in aan qof nuucaas ah ahay?

Waxaa tusaale guud u ah:

  • madaxda dowlada ama safiir diblomaasi ah
  • dadka la shaqeysto hey'adaha dowliga ah sida bangiyada dhexe, maxkamadaha, ama ganacsiyada dowlada leedahay.

 

Sideen ku ogaadaa in aan xiriir la leeyahay qof PEP ah?

Haddii aad qof siyaasi ah ehel tihiin ama aad wada shaqeysiin waxaan kuu aqoonsannahay in aad xiriir la leedahay qofkaas.

A fost util acest articol?
1 din 1 au considerat acest conținut util