Maxay tahay xogta dheeriga ah ee la igaga baahanyahay marka aan sameysanayo akoon cusub?

Sida bangi oo kale, waxaan raacnaa sharciyada adiga iyo lacagtaadaba idin ilaalinaya.

Taas oo ka dhigan in aynu xog dheeri ah kaa weydiino shaqsiyadaada, cadeynta cinwaanka guriga ama dhaqaalaha ku soo galo. Waxaan kaloo wax kaa weydiineynaa sida aad rabtid in aad u isticmaashid adeeggeena.

Waad ku mahadsantahay ka qeybgalka bedqabka bulshadeena.

A fost util acest articol?
3 din 4 au considerat acest conținut util