Waa maxay eID (aqoonsiga onlaynka)?

eID (electronic ID) waa aqoonsigaaga onlaynka. Shaqooyinka eID-yadu wey kala duwantahay waxayna ku xirantahay hadba dalka aad ku sugantahay. Balse waxey ka wada simanyihiin heerka ammaankooda oo ah mid sareeyo. Macaamiisha Transfer Galaxy ee ku nool dalalka Denmark, Finland, Norway ama Sweden waa in ay isticmaalaan eID.

 

Denmark

Ku sameyso kuna gal MitID.

 

Findland

Ku sameyso kuna gal xogta bangigaaga ama tan taleefankaaga. Wixii faahfaahin ah oo la xiriira eID-yada dalkaFinland ka aqriso halkaan.

 

Norway

Ku sameyso kuna gal BankID.

 

Swedan

Ku sameyso kuna gal BankID.

 

Dalalka kalena

Ku sameyso cinwaan email ah kadibna isku hubi sawirka aqoonsigaaga. Haka welwelin waan ilaalin doonnaa xogta aqoonsigaaga. Marka aad sameysatid koontadaada waxaad u baahantahay email-kaaga iyo furesireedkaaga.

A fost util acest articol?
29 din 49 au considerat acest conținut util