Lacag dirista dalka Turkiga inta lagu guda jiro munaasabadaha Ciidul Adxa iyo Maalinta Dimaquraadiyadda iyo Midnimada Qaranka

Munaasabadaha Ciidul Adxa iyo Maalinta Dimaquraadiyadda iyo Midnimada Qaranka Dalka Turkiga awgeed, lacagaha waxay qaadan karaan waqti ka dheer sida caadiga ah.

Kaash qaadashada

- Dhamaan xarumaha UPT wey furanyihiin.
- Laamaha UPT waxey xirayaa saacadda 18:00 fiidnimo waqtiga gudaha Turkiga (GMT+3) 08 Luulyo 2022. Waxaa dib loo furi doonaa 13 Luulyo 2022.
- Laamaha PTT waxaa la xirayaa saacadda 12:00 duhurnimo waqtiga gudaha Turkiga (GMT+3) 08 Luulyo 2022. Waxaa dib loo furi doonaa 13 Luulyo 2022. Sidoo kale dhamaan laamaha PTT wey xiranyihiin 15 Luulyo 2022.

Bangi dhigista

- Dhamaan lacagaha lagu diro bangiga laga bilaabo 08 Luulyo 2022, saacadda 10:00 barqanimo waqtiga gudaha Turkiga (GMT+3) ilaa 13 Luulyo 2022 waxaa la bixin doonaa laga bilaabo 13 Luulyo 2022. Sidoo kale lacagtii lagu diro bangi 15 Luulyo 2022 waxaa la bixin doonaa laga bilaabo 18 Luulyo 2022.

Waad mahadsantihiin,

A fost util acest articol?
3 din 3 au considerat acest conținut util