Sidee baan u sameeyaa Koontada / xisaabta Transfer Galaxy?

Iska diiwaangelinta Transfer Galaxy waa wax fudud oo qaadanaya daqiiqado yar.

Si aad uga sameysato koonto / xisaabta Transfer Galaxy, waxaa u baahan tahay inaad iska diiwaangeliso barteena internetka. Waxaan isku diiwaangelin kartaa adigoo isticmaalaya koontada e-mailkaaga ama eID.

Fadlan waa inaad ogaataa haddii aad ku nooshahay Sweden waxaad kaliya ku sameyn kartaa koonto/xisaab adigoo isticmaalaya eID (BankID).

Was this article helpful?
38 out of 42 found this helpful