Immisa kharash ayey ku kacaysaa lacag ka dirida Transfer Galaxy?

Qiimaha dhabta ah iyo qiimaha sarifka lacagta way duwanaan karaan waxayna ku xiran tahay meesha aad u dirayso iyo aad ka dirayso lacagta , iyo sidoo kale qaabka aad u dooratid qaadashada lacagta. Waxaad awoodi doontaa inaad aragto qiimahayna iyo qiimaha sarifka lacagta ee dhabta ah oo si cad loo soo bandhigay markii aad dooraneyso meesha aad u diri, tirada lacagta iyo habka qaadashada.

Was this article helpful?
32 out of 43 found this helpful