Maxay u badalmeen meelaha lacagaha laqaato? (Meey 2020)

Transfer Galaxy way sii fidaysa markastana waxan ku so darnaa adeegyo cusub iyo goobo lacagta laga qaadan karo, si loo kordhiyo kala doorashada macaamiisheena inay lacag ugu diraan dadkay jecelyihiin.

Bisha Meey 2020 waxaan bilownay inaan la shaqeyno shirkad cusub dalalkan soo socda: Masar, Jordan, Morocco, Pakistan, Qatar, Turkey, UAE iyo Yemen.

Tani waxay ka dhigan tahay in goobaha lacagaha laga qaato ay is badaleen oo ay isu beddeleen laamo cusub, iyagoo bixiya isla adeeg tayo sare leh oo la mid ah kii hore.

Si aad u hubiso in dadka aad jeceshahay ay uga qaadan karaan xarumaha qaadashada mid ka mid ah, dooro wadanka aad u diraysid halkan si aad aragto liiska oo dhan.

Was this article helpful?
0 out of 1 found this helpful