Sidee baan u bixiyaa kharashka lacag wareejinteyda / xawaalad diriddeyda

Waxaad dooran kartaa inaad ku bixiso kharashka kaarka amaahda / kaarka bangiga ama kharash bixinta bangiga ee tooska ah. TransferGalaxy waxay oggolaataa kaararka Visa iyo MasterCard.

Was this article helpful?
4 out of 6 found this helpful