Imisa muddo ayey qaadan lacag wareejinteyda / diriddeyda?

Lacag wareejinta / xawaalad dirida ee lagu diro iyadoo la isticmaalaya TransferGalaxy caadi ahaan waa isla-markiiba/degdeg laakiinse waxaa jira kala duwanaan yar marka ay noqoto dowladdaha iyo bixiyayaasha. Waxii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo bogagga u gaarka dowlad walba ee aad ka heli halkan SU'AALAHA BADANAA LA ISWEYDIIYO (FAQ).

Waxaa jiri kara xaaladdo ka baxsan awooda TransferGalaxy ee saameyn kara lacad wareejinta / xawaalad dirida, sida dhibaato ah xagga korontada, isgaarsiinta, xiriirka internetka iwm. Haddii aan la kulanto dhibaatooyin, fadlan la xiriir kooxda Taageerida Macaamiisha.

Was this article helpful?
0 out of 1 found this helpful