Waddamadee ayaan ka soo diri karaa?

Waxaad lacag ka diri kartaa 25-ka waddamo ee Yurubka ah ee soo socda; Austria, Belgium, Cyprus, Danmark, Estonia, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Giriigga, Irland, Iceland, Talyaaniga, Latvia, Lithuania, Luxembourg, Malta, Holland, Norway, Boland, Bortugal, Slovakia, Slovenia, Isbanishka, Iswidhishka iyo Boqortooyada Ingiriiska.

Was this article helpful?
13 out of 13 found this helpful