Maxaan lacag u diri kari la ahay waddan gaar ah?

Transfer Galaxy waxay bixisaa lacag u wareejin / xawaalad u dirid waddamo badan iyo waxaan ku darnaa kuwo dheeraad ah wakhti walba. Haddii aynan u adeegin waddanka aad rabto inaad lacag u dirto wakhtigan hadda ah, nagala soco  warbaahinta bulshada meeshaa  oo aan ku soo dhajin doono mar walba  oo aan ku darno waddamada qaatayaasha ee cusub.

Was this article helpful?
2 out of 4 found this helpful