Transfer Galaxy ma bangi baa?

Transfer Galaxy ma ahan bangi, laakiin waxaan nahay hay'ad fasax u leh lacag bixin oo hoos timaada kormeerida Hay'adda Maamulida Maaliyadda ee Swedishka (Sw. Finansinspektionen). Sidaa ahaan waxaa fasax u leynahay in aan ka dirno lacag macaamiisha ka socda meelaha EEA oo dhan (Midowga Yurub iyo Iceland, Lichtenstein iyo Noorwey) oo u dirno adduunka oo dhan.

Was this article helpful?
8 out of 8 found this helpful