Ma ammaan baa in laga diro lacag Transfer Galaxy?

Lacag ka dirida Transfer Galaxy waa mid aad u ammaan ah. Marka hore, waxaan hubinnaa in barteena internetka ay tahay mid ammaan ah. Waxaan isticmaalnaa teknoolajiyada ansaxsan / shahaadeysan ee DigiCert taas oo hubinaya in kombiyuutarkaaga ama taleefankaaga casriga ah uu kaliya la xiriiri doono Transfer Galaxy marka ku xiranka nidaamkayaga la aqoonsaday.

Marka labaad, waxaan kaliya la-hawlgalnaa shirkadaha caalamiga ah ee isgaarsiinta,  u hoggaansiga khibrad ku leh, bixiyeyaasha lacag bixinta iyo bangiyada si loo hubiyo in lacagtaada ay ku jirto gacmo ammaan ah.

Marka seddexaad, dhammaan shirkadaha la-hawlgalayaasha ee aan isticmaalno si loo fuliyo lacag bixinta waa inay u hoggaansamaan heerarka adag ee ammaanka iyo xog ilaalinta.

Was this article helpful?
2 out of 2 found this helpful