Maxaa loo damaanad qaadi waayey lacag soo celinta?

Iyada oo lacag wareejinta / xawaalad dirida ay ku gudbi karaan wakhti yaraantiisa ay tahay  ilbiriqsiyo yar yar waxaan u baahanahay oggolaanshaha qofka qaataha si loo soo celiyo. Ku guuleysiga soo celinta waxaan u baahanahay:

- Qofka qaataha ah inuu noqdo qof  lala xiriiri karo;
- Qofka qaataha ah in uu bixiyo oggolaansho si dib loogu soo celiyo; iyo
- Qofka qaataha ah inuu heysto  xaraag ku filan daboolida soo celinta.

Haddii maya ay tahay, ma awoodno inaan dib u soo celino lacagta la wareejiyey / xawaalada la diray.

Was this article helpful?
1 out of 1 found this helpful