Miyey jiraan wax kharash bixin dheeraad ah marka lacagta lagu bixiyo Trustly?

Ma jiraan wax kharash bixin qarsoodi ah ama dheeraad ah oo ay kugu soo dalici TransferGalaxy. Wadartaada ayaa laguu muujin  marka aad sameyneyso lacag wareejin / xawaalad dirid.

Waxa kaliya ee laga reebayo waxay noqon kartaa haddii bangigaagu badanaa uu kugu soo dalaco kharash si aad u sameyso lacag  bixinta Trustly. Haddii ay taasi tahay xaalada, kharashka wuxuu ku xiran yahay bangiga, oo  kugu ma soo dalacayso TransferGalaxy.

Was this article helpful?
0 out of 0 found this helpful