Maxaan ugu baahnahay inaan geliyo AQOONSIGEYGA?

Waa wax muhim ah inaan awoodno inaan ku hayno adeegga Transfer Galaxy si ammaan ugu ah iyo ilaalin ugu leh dhammaan macaamiisheena, Annagoo codsanayna aqoonsiga rasmiga ah, waxaan awoodnaa inaan xaqiijino in dadka lacagta diraya ay yihiin qofka ay sheeganayaan inay yihiin. Waxaa sidoo kale sharcigu nooga baahan yahay inaan sameyno baaritaano. Ka dib markaad isqorto oo aad gasho barta, waxaa lagu weydiin doonaa inaad xaqiijiso AQOONSIGAAGA. Raac tilmaamaha ku yaala shaashadda si aad u xaqiijiso AQOONSIGAAGA oo aad ka shaqeysiiso koontadaada / xisaabtaada.

Haddii aad u baahan tahay wax caawimaad dheeraad ah ama aad qabtid weydiimo ku saabsan habwaxqabadka caddaynta AQOONSIGA, fadlan la soo xiriir kooxdeena  Taageerida Macaamiisha.

Macaamiisha Iswiidhishka waxay isticmaali karaan eID (BankID) iyo sidaa darteedna uma baahna in ay geliyaan nuqul ah dokumentigooda AQOONSIGA.

Was this article helpful?
8 out of 10 found this helpful