Maxaa koontadeyda loo xiray?

Haddii aad sameysatay in ka badan hal koonto / xisaab, mid ka mid ah koontooyinkaaga / xisaabahaaga ayaa laga yaabaa in la joojiyey iyadoo qof walba ee ah isticmaale Transfer Galaxy uu yeelan karo hal koonto /xisaan kaliya.

Si aad u oggaato macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan sababta koontadaada loo joojiyey, fadlan la soo xiriir kooxdeena Taageerida Macaamiisha.

Was this article helpful?
12 out of 19 found this helpful