Waa maxay qiimaha lacagta ee ugu badan ee aan ku diri karo Transfer Galaxy?

Qiimaha lacagta ee ugu badan waxay ku kala duwan yihiin wadooyinka dirista, tusaale ahaan, meesha laga diro ama loo diro lacag wareejinta / xawaalada. Si aad u hubiso xadka lacag wareejinta / xawaalada kuu gaarka ah, waxaad uu ku qortaa inta aad rabto inaad u dirto xisaabiyaha "Send To". Waxay kuu sheegi doontaa haddaad dhaafto qiimaha lacagta ugu badan ee aad diri karto.

Was this article helpful?
4 out of 8 found this helpful